|

“Dawlad-Yahay Fashilantay ee Jilicsani, Ma Maantay Gaadhay In Dadkeenii uu Baadho Sheekh Sheeganaya inuu Jinka dadka Ka Saaro,Halkuu Ka Marayaa Masalooyinkan?”Sh.Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamud Xiirey ‘’Aadan Siiro’’ ayaa si adag uga Hadlay Sheekh ka Yimid Magaaladda Boosaaso oo Magaaladda Hargaysa dadweyne aad u Tiro badan kaga dawaynaya Jinka,Sixirka,Isha Iyo Wixii la Mid ah Waxa uu Sheekh Aadan Siiro Sheegay in Xubno ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay Sheekhan Taageerayaan Waxaanu Gebi ahaanba buriyey qaabka uu dadka u daaweeyo.

Comments are closed