|

Tirada Dadka Sheekh Cabdul Xaq Kaga Daba Tagtay Magaalada Baligubadle Iyo Suldaanka Guud Ee Beesha Gobolka Hawd Oo Ka Hadley Sida Uu Arko Dabiibka Sheekha DAAWO

Balli Gubadle 27. May 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee koonfurta magaalada Hargeysa iyo gobolka Hawd, Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ka hadlay sida uu u arko dabiibka sheekh Cabdull Xaq, oo ah sheekh mudooyinkii ugu danbeeyay gudaha magaalada Hargeysa ku dabiibayay dad fara badan markii danbana u guuray magaaalada Baligubadle ee xarunta gobolka Hawd.

Comments are closed