Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Maaliyada Ee Xukuumadii Daahir Rayale Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa Maanta ka Hadlay Xaalada Taleex oo ay ku Sugan yihiin Ciidamada Qaranka ee Somaliland .
Waxa uu Ambassador Cawil Madaxwene Siilaanyana Kula Taliyay In Dawladaha Reer Galbeedka Wufuud u diro,Si ay Xaqiiqada u Garawsadaan.
Waxaa kale oo uu Sheegay in Khadka Cas ee Dawladaha u Jeexan Wixii dusha ka Xiga in lagu dhamayn karo Dublamaasiyada.
https://www.youtube.com/watch?v=hzne4atvMYk
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasponews.com
