Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Waxaan Halkan iddiinku soo gudbinaynaa Akhristayaal Dood kulul oo ku saabsan Khilaafka Xisbiga KULMIYE, dooddan ayaa waxa ka qayb-qaadanaya oo ay dhex martay gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye Jaamac Shabeel iyo Wasiirkii iscasilay ee wasaaradda Cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid.
Haddaba Halkan Hoose Ka Dhagayso/Daawo:
QJ/SDN: Hargeysa
