|

Dhismaha Jidka Isku Xidhaya Magaalooyinka Berbera iyo Wajaale oo Si Rasmi ah loo Bilaabay DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Si rasmi ah u Bilowday Mashruuca Jidka Isku Xidhaya Berbera Iyo Wajaale ee Berbera Corridor kaas oo Wax Weyn ka Taraya Fududaynta Ganacsiga isaga Gudbaya Dekeda Berbera iyo Dalka Itoobiya.

Comments are closed