|

Nasashada Maanta oo Jimce ah Iyo Shabakada Qurbejoog nala dhugo Xiisaha Ku Lamaan Barnaamijka Buuq Siraate DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Waa Maalin Jimce ah Shabakada Qurbejoog amase Somalidiasporanews Waxay halkan idiinku soo Tebinaysaa Masrixiyad Qosol Xambaarsan Waa Barnaamijka Buuq Siraate ee uu Soo Saaro Abwaan Maxamed Xasan Cige Iyo Kaamarada Qarsoon Waxay kala Mutaan Hargaysa.
Daawasho Wacan

Comments are closed