London25Aug14(SDN/QJ) Baraamijka qurbejoog ee uu daadihiyo wariye Cabdilaahi Maxamed Cali oo ka hawlgala Tvga Star horena uga tirsana Tvga qaranka Somaliland ayaa waxa uu soo bandhigay Dood Xiiso badan oo dhex martay qurbejooga Beesha Gobolka Sool Eng:Cabdi Nasir Garaad Abshir halkan ka daawo baraamijka oo dhamays tiran.
Xafiiska Wararka qurbejoog
Uk London,,,,,,,
