Bulaxaar 11. February,2016(SDN/QJ):– Waxaa Maalintii Shalay Degmadda Bulaxaar ee Gobolka Saaxil gaadhay Doon loogu talo galay inay samayso Gurmadka Caafimaadka ee Bulshadda ku teedsan Xeebaha Gobolkaasi oo Wasaaradda Caafimaadku hirgalisay.
https://www.youtube.com/watch?v=EH_o733D_uk&spfreload=10
Doon Ambulance Ah Oo Loogu Talo Galay Caafimaadka Gobolka Saaxil Ayaa Gaadhay Deeganka Buluxaar Ee Gobolka G.Saaxil DAAWO.
