|

Doon Macmal ah oo Siday Boqolaal Ruux oo Muhaajiriin ah,Muuqaalo Dhiilo Sid ah Iyo Sida Loo Badbaadiyey SAWIRO/DAAWO

Roma 27,May 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Badda Talyaaniga ayaa badbaadiyey boqolaal muhaajiriin ah oo u badan dalalka africada galbeed kuwaasi oo doontii ay saarnaayeen kula gadoontay gudaha Badda Midatareniamka,

D1 (1) d2 d3 d4 d5 d6 d7 D8Ciidamada talyaaniga ayaa soo bad badaiyey dadkasi waxanay ka qaadeen sawiro iyo muuqaalo kala duwan oo muujinaya khatarta ay xiligaasi ku sugnaayeen Muhaajiriintaasi, Muuqaalka oo uu sii daayay Telefishanka Al Jazeera Qaybtiisa Engilishka ayaa waxa lagaga waramayaa sia ay wax u dhaceen iyo halka ay badiba ka soo jeedaan dadka Muhaajiriinta ah kuwaasi oo tiradoodu ku dhawayd 500 oo qof.

Comments are closed