Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Dawladda Hoose ee Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Waxay ku hawlanayd Sidii loo balaadhin lahaa Dooxa weyn ee Magaalada hargaysa kadib markii ay soo galeen dhismayaal kala duwani.
Dooxa weyn ee Magaaladda Hargaysa oo La Balaadhiyay iyo Maamulka Dawlada Hoose oo ka hadlay DAAWO
