Uncategorized

Fanaanka Maxamed Bk iyo Fanaanda Sahra ilays oo la siyey Fisada dal ku galka wadanka uk kana qayb gali doona somaliweek

Hargeysa,6Oct,2015(QJ/SDN)-Fanaanka maxamed bk iyo fananada sahra ilays oo helay fiisada dal ku galka wadanka uk sida ay heshay warbaahinta qurbejoog iyaga oo la filaayo inay ka qayb galaan baraamijka sanad laha ee somali week wana ay shawyo ku qaban donaan wadankan uk .hqdefault