Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Toronto June 11, 2023 (QJ) – Siyaasi Yoonis Xasan Cadi Kheyre ayaa nooga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland Sida Qoraalkii Gollaha Amaanka ee QM uga hadleen Laascaanood, dhoolotuskii Mareykanka ee Berbera ee Baaqday, Maxkamadeynta Guddoomiyaha Baarlamaanka C/risaaq Khaliif, Garsoorka dalka iyo arrimo kale.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
Hargeysa June 08, 2023 (QJ) – Xaafadtooyada Hargeysa ayaa la soo sheegayaa in aan xalay laga seexan ka dib warbixintii ooda ka qaaday in sharciga lala beegsado cidwalba oo ka danbeysay denbiyadii dagaal ee ka dhacay Laascaanood, iyada oo loo jeedo Muuse Biixi. Ka dib kolkii warbixinta loo fasiray ayaa la sheegay in Muuse Biixi […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Las Anod April23, 2023 (QJ) -Amnesty International ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegatay in denbiyada dagaal ee ka dhashay duqeyntii ciidamada Somailand u geysteen Laascaanood baaritaan lagu sameeyo cida leh masuuliyadeeda.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
Toronto April 14, 2023 (QJ) – Siyaasiga Beesha Habarjeclo ugu hadalka cad ee Yoonis Xasan Cabdi Kheyre ayaa soo bandhigay suaal uu sheegay in uu beeshiisa uga fadhiyo jawaabteeda.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London March 11, 2023 (QJ) – Qeys Irby ayaa ka faaloonaya xaalada Laascaanood, Jawaabta DDS ee ku wejehan Muuse Biixi. Mudo kororsiga Baarlamaanka Soomaaliya iyo Siyaasi CC Shakuur oo Youtuber noqday.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Virginia March 06, 2023 (QJ) – Cabdulrisaq Cadami oo ka tirsan ururka Somaliland Strategic Advisory Group ayaa nooga waramaya caqabadaha hortaagan Somaliland. Ururka ayaa dhawaan daabacay qoraal ay Mareykanka ugu baaqayaan in uu isgarab taago Somaliland oo ay sheegeen in la soo weeraray.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
London March 05, 2023 (QJ) – Falaqeynta maanta waxa ay ku saabsan tahay: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddha ay ka soo wejeheen caqabado, Mareykanka oo la dhacsan siyaasada Soomaaliya, iyo xaalada gobolka Sool.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
London Mar 03, 2023 (QJ) – Aqoonyahan Qeys Irby ayaa sharaxaad ka bixinaya saameynta dagaalka Laascaano ku yeelan karo Somaliland iyo Gobolka Geeska Africa.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Toronto Feb 20, 2023 (QJ) – Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre oo sheegay dagaalka qura ee xaqa ah waa ka Muuse Biixi dalka looga saarayo, ciidamada Beeshana angaa kafaale qaadeyna, Garaadaduna hanaga war sugeen.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
18 Dec 2022 (Qatar National Day) saw the most dramatic final in the world cup history which marks the culmination end of a journey that has taken 12 long years; a journey I have personally witnessed all its steady trail of transformative development; a journey that has brought the global society aboard to celebrate the […]
Posted in Features | Read More »