|

Garoonka Burco Haloogu Magacdaro Cabdiraxmaan Tuur” Faiza Farah Suusle

Faiza cheif Caaqil Farah Suusle! oo kamid ah hablaha qurba jooga ah ee doorka wayn ka qaata mashaariicda Somaliland wax tarka uleh dhismahooga, ayaa qoraal ay soo gaadhsiisay shabakada Hadhwanaagnews kaga hadashay dib udhiska lagu sameeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Burco.

Faiza ayaa  soo jeedisay in garoonka Burco loogu magac daro madaxwaynihii hore ee Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Cali, sida ay ku sheegtay qoraalkan hoose.
“Waxaan halkan duco iyo Hambalyo ugu diraya cid kasta, Oo ka qayb qa’adatay Airport ka Burco ee dhismaha dib u habaynta , Lagu sameeyey!
Ma’sha Alla,  Gobolka Togdheer Burco, Oo ah Laf dhabarta Somaliland, In kastoy Gabeen Madaxdii u dhashay Gobolkan, Facacweyn ee Togdheer.
Waxaa maanta ha’ boon in  MADAARKA Loogu Magac Darro, Aabihi, Dhidibadda u taagay Magaca Jamhuuriyadda S/Land ee Lagu Faanno! Madaxweyne Abdiraxman Ahmed Ali Tuur Alle, haw naxriisto! Waa haddi ay jirto Somaliland-nimo,”
Wabilaahi Tawfiiq,
By, Faiza cheif Caaqil Farah Suusle!

Comments are closed