London Oct 03,2014(SDN/QJ)-Dood ay isku wejeheen axsaabta Kulmiye iyo Wadani ayaa waxa lagu qaadaadhigay xaaladihii u danbeeyay ee dalka.
Dooda ayaa si gaara waxa loogu eegay xaaladaha Gobolada Bariga Somaliland oo sanadihii u danbeeyay ay ka taagnaayeen qalaale siyaasadeed.
