Uncategorized

Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo shaaciyey in la furaayo xafiiska bariga iyo badhtamaha Africa xisbiga ucid tageerayaashana xisbigana baaq diray Ahmed abdi Ibrahim

Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo shaaciyey in la furaayo gogol xaadhka xafiiska cusub ee bariga iyo badhtamaha Africa xisbiga ucid tageerayaashana xisbigana baaq diray Ahmed abdi Ibrahim
(KampalaSDN)Waraaq naga soo gadhay guddomiyah bariga iyo badhtamaha Africa ee xisbiga ucid ahmed abdi ibrahim oo shaaciyey in malmaha fooda inagu soo haya aay ka furi doonan  xafiiska xisbiga ucid ee ugandha kampala,dhamaana uu soo jeedinaayo dhamaan taageeraysha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa  inay uu diyaar garoobaan daah furka xisbigA ucid .
Hadabo waxay uu dhignayd waraaqda uu guddomiyuhu uu soo gadhsiiyey nuqul kamida  oo saxaafada soo gadhsiiyey waxa uu dhigna sidan.

 
Waxaan dhamaan ogaysiinaya taageerayasha bariga iyo badhtamaha Africa ee xisbiga ucid gaar ahaan ugandha kampala in malmaha inagu soo fooda haya inaan furi doono daah furka xafiiska xisbiga ucid,hadabo waxaan dhamaan uu sheegaya  taageerayasha xisbiga inay sidii horeba looga bartay ay sameeyan ina muujiyaan cududa iyo taageerada xisbiaga ucid.

 
Waxaan idin leeyahay balanteenu waa inaan diyaar garowno daah furka xafiiska xisbiga ucid ,oo dhamaan laga furi doono xafiisyo hor leh  bariga iyo badhtamaha Africa ayuu guddomiye ahmed abdi Ibrahim hadalkiisa ku soo afmeeray.

 
Waxaana ku saxeexan nuqulkan
Guddomiye xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha africa ahmed abdi Ibrahim +256793177224
Guddomiyaha machadka cilmi badhista dimuqraadiyada iyo horumarka Somaliland khadar Mohamed nour (bitijoor) +256791661106

 
Guddomiyaha xidhiidhka jaliyadaha bariga iyo badhtamaha Africa abdi risaaq Mohamed daauud +256791547085

 
Wabilaahi towfiiq
Wariye Khadarbitijoor
Web:somalidiasporanews:
Email Khadarbitijoor@Hotmail.Com

 
Tel:+256791661106 ama 00256791661106

 

Xafiiska Warqabadka SDNnews ugandha/kampala