Hargaysa 13. February,2016(SDN/QJ):– Fadhi ay Maanta Yeesheen Golaha Guurtidda Gaar ahaan Gudidda Joogtada ee Golahaasi ayaa waxay warbixin ka dhagaysteen maayirka magaalada Hargeysa.
Gudidda Joogtadda ah ee Golaha Guurtidda Somaliland oo Warbixin ka Dhagaystay Maayarka Caasimadda DAAWO
