|

Xukuumadda S/Land oo Caddaysay Mowqifkeeda Gobolka Buuhoodle DAAWO

Hargaysa 13. February,2016(SDN/QJ):– Xukuumada JSL ayaa maanta si rasmi ah uga hadashay xasiloonida iyo deganaanshaha Gobolka Buuhoodle oo mudooyinkii u dambeeyey ay farogelin ku haysay dawlada aynu jaarka anahay ee somaliya.

Comments are closed