|

Gudoomiyaha Gobolka Gebiley oo Xisbiga Waddani Marti uga ah inay Gobolnimada Gebilay Aqoonsadaan DAAWO

Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine” ayaa sheegay in aan ilaa hada Gobolka uu Xilkiisa hayo ee Gebilay aanu lahayn Aqoonsi Sharci oo ka soo Fulay Golayaasha Sharci dejinta Somaliland.

Gudoomiye Mustafe Shiine Waxa uu Sheegay in Gobolkan lagu dhawaaqay Xiligii uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Hogaaminta dalka hayay isagoo intaas ku daray inuu Xiligaas raaciyey Gobolo kale oo aan is bixinayn taasina ay noqotay caqabada ku timid aqoonsiga Gobolnimo ee Gebilay.

Comments are closed