Hargaysa 14.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Markii 1aad ka hadlay Kulan ay la Yeesheen Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo isla markaana ay kaga wada hadleen Xaalada Cakiran ee ka taagan Mudo kordhinta la isku maandhaafsan yahay.
Waxa uu Sheegay Eng Faysal Cali Waraabe inay soo dhawaynayaan Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo ee uu Gogosha ugu fidiyay Xisbiyada Mucaaridka.
