Boorama 16. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Booqasho Ku Jooga Magaaladda Boorama ayaa ka hadlay Sababta uu Laba Jeer ugu Guul daraystay doorashadii Madaxweynenimo ee Somaliland iyo Rajadiisa Maanta
https://www.youtube.com/watch?v=BNtDOtBPIz8
