Hargaysa 20.May 2015 (SDN/QJ)- Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa maanta uu wada hadal ku aadan xal u helista khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay muddo kordhinta xukumadda iyo golaha wakiilada uu uga furmay magaalada Hargeysa.
Wada hadaladan ayaa waxey dhex marayaan xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID iyo xisbiga talada haya ee KULMIYE oo matalaya xukumadda.
