Uncategorized

Gudoomiye Cirro iyo Ku Xigeenkiisa Baashe Maxamed oo Itoobiya looga Yeedhay

Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa Shalay Galab wadanka Itoobiya u u Kicitimay.

10628586_803433103031655_5308976039194128924_nGudoomiyaha iyo Ku Xigeenkiisa ayaan Warbaahinta u sheegin Sababta dhabta ah ee Tagitaankooda Dalka Itoobiya Hasa Yeeshee Xogo ay Shabakada Qurbejoog ka heshay ayaa Tilmaamaya in Ujeedada Socdaalkoodu uu ku taxaluqo  ka qayb galka xuska qoomiyadaha Itoobiya oo sannadkan lagu qabanayo magaalada Assosa

Guddoomiye Cirro iyo guddoomiye Baashe, waxa xuska qoomiyadaha Itoobiya ee sannadkan ku soo casuumay dhiggooda baarlamaanka Itoobiya.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com