|

Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Qaybo ka mid ah Bulshadda Boorama Kulan la qaatay DAAWO

Boorama 12. February,2016(SDN/QJ):– Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Isla markaana ah Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo Hogaaminaya Wefti sare oo ka tirsan Xisbiga Ucid oo Socdaal Shaqo ku Jooga Magaaladda Boorama ayaa Kulan Gaar ah la qaatay qaybo ka mid ah Bulshadda ku dhaqan Magaaladda Boorama.

Comments are closed