Uncategorized

Guurtida Somaliland oo Dood ku Lafo Guray Xaalada Nabadgalyo iyo Meelaha Mudnaanta in la Saaro Mudan DAAWO

Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta fadhigoodii oo uu shir gudoominayey G/Xigeenka Koowaad ee Golahaasi Md Siciid Jaamac Cali mudanayaashu waxay dood adag ka yeesheen arimaha nabadgelyada iyo muhiimada ay u leedahay Bulshada.

Mudanayaashii doodaas ka qayb galay ayaa dhinacyo kala duwan ka istaagay Qiimaynta Xaaladaha lagu Sugan yahay iyo Haloosinta Waayaha soo socda .