Hargaysa 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay in Hadii ay Doorashooyinka ku Mudaysan Sannadka soo Socda ee 2015 ay dalka ka qabsoomi waayaan ay dhallinayso in Caalamka taageera Somaliland ay ka Rajo dhigaan.
Waxaa kale oo uu Maxamed Xaashi Sheegay in Shirarka ay Somaliland la leedahay Somalia ay Wiiqayso Qaranimada Somaliland
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
