Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa ka hadlay Qalab Casri ah oo Lagu Tijaabinayo Samaynta Wadooyinka Kaas oo lagu bilaabay Wadada Tagta Madaarka Cigaal International Airport.
Maayarka Caasimada Hargaysa ayaa Sheegay in Nidaamkan Cusub Markii hore lagu soo Tijaabiyay Dalal dibada ah Isla markaana ay ku qanceen Tayadiisa.
