
Hargeisa (SDN/QJ) wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa dawlada somaliya ugu baqay in aanay nxeebaha somaliland soo faro gali iyadoo dhawan markab ay somaliya so kiraysatay uu soo galay biyaha xeebta laasqoray sigao wasiir waran cade ciidanka bada somaliland u soo iibiyey doonyaha dagaalka ee dheeraya tasi oo wasiirku shegay inuu ugu tallo galay inay ciidanku kaga hawl galan dhamaan xuduudaha bada somlailnd
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan@Qurbejog.com
Concat@somalidiasporanews.com
