|

Halkan Ka Daawo Gudoomiyaha Ururka Afgarad Oo Oo Ku Tilmaayamay In Madaxtooyada Qaranku Jawaabtedu Dhaafi Waydo Mujaahidiinta Dalka……

Hargeysa 30 June 2014(SDN/QJ)Gudomiyaha Ururka Afgarad Axmed Shine Ayaa Ka Jawaabay Hadal Uu Tilmaamay In Uu Meel Ka Dhaca Iyo Magac Xumo Ku Yahay Madaxtooyada Kaasi Oo Afhayeen Madaxtooyadu Axmed Salebaan Dhxul Warbaahinta Ula Soo Kambadhuudhsaday Wasiirkii Hore Maaliyadda ENG:- Maxamed Xaaashi Cilmi.

Gudomiye Shiine Waxa Uu Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Madaxtooyada Uu Afhayeen Ka Noqdo Dhuxul Oo Sheegay In Waqtigii Mucaaradda Xukumadda Talada Haysa Uqaabilsanaa Faafinta Dacayadaha Raqiiska Ah Wa Sida Uu Hadalkiisa

shiine

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed Aadan Qurbe jog

Concat.somalidiasporanews.com

Comments are closed