
Hargeisa 1/9/2014 (SDN/QJ) -Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta Soo Bandhigay Qalabdkii Diwaangalinta oo Dalka Soo Gaadhay,sheegayna In sida ugu dhakhsiyaha Badan loo bilaabi doono Diwaangalinta Madaniga ah.
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Waxa uu Sheegay in dhawaan loo kala diri doono guud ahaan gobalada Somaliland Qalabkan isagoo sheegay in qalabkani wax badan ka tari doono Sidii aanay Doorashooyinkeenu ugu dhici lahayn in dadku ku noqnoqdaan Wax ka badan Halkii Cod ee uu Xaqa u lahaa.
Hargeisa SDN/Qj
Maxamed Aadan@qurbejog.com
Concat@somalidiasporanews.com
