London 18April15 (SDN/QJ) halkan ka daawo Waraysi kulul oo Wariiye Duraan la yeshay Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan Xisbiga Wadani dhaliilo kulul u soo jeediyey Xukumada Somaliland isaga oo daaha ka qaday wax yaalo badan oo qarsoona .
https://www.youtube.com/watch?v=LRiRCf0tTAg
