Uncategorized

Halkan Ka Daawo:Wasiirka gaashan Dhiga Oo Saaka Hor Tagay Golaha Wakiilada Iyo Su,aalahay Waydiiyen

cadami

Hargeisa 29/9/2014(SDN/QJ)Wasiirka gaashan dhiga ayaa maanta  hor  yimi fadhigii golaha wakiilada   isagoo wasiirku  ka  warbixiyey  waxqabadka wasaradiisa iyo  arimaha ciidanka qaran somaliland iyadoo xildhibanadu ay  halkasi  su,aalo  ku waydiiyen
https://www.youtube.com/watch?v=dUhNEfFL0cc

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed@Qurbejog.com

Concat@Somalidiasporanews.com