
Hargeisa 20/9/2014 (SDN/QJ) Xisbiga Mcaaridka Ee Wadani Ayaa Manta Ka Hadlay Mudahaardkii Shalay Ka Dhacday Magaalada Gabilay Ee Dhaliyey Dhimashada Iyo Dhaawaca Iyo Dilkii Sarakiishii Lagu Laayey Deganka Qorilugud Iaydoo Xisbigu Xukuumada Ugu Baaqay Inay Badho Cidii Dilkasi Ka Danbaysay Maxkamadna La Soo Istaajiyo
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed@qurbejog,com
Concat@somalidiasporanews.com
