|

Halkan toos uga daawo ciyaaraha Conifa oo hadda socda Somaliland iyo Sapmi oo ciyaar xiiso leh dhaxmarayso

London29MAY16(SDN/QJ )waxay hada ciyaar xiiso badan dhex maraysaa Teemka Somaliland iyo Sampi Ciyaartan oo hada uu Teemka Sampia hal gool kaga horeyo Somaliland ayaa waxa aad si toosa uga dawan kartaan webka qurbejoog.com

Waxa aanu ka xunahay in daawashada internetka lacag laga dhigay oo aanay akhristeyaashu daawan karin, balse warbixinta ciyaarta ayaanu marba si degdeg ah qoraal idiinku soo gudbin doonaa.

La socod wanaagsan

  • Ciyaartoyga Somaliland dib ayey garoonka ugu soo noqonayaan

 

  • Ciyaartooyada Somaliland waxay dedaal ugu jiraan inay iska soo bedaan goolka lagaga hor maray, waxaanay samayaan isku dhiib-dhiib iyo weerar
  • Ciyaartu waa 1-0 waxa goolka la hor martay Sapmi
  • Labada kooxoodba garoonka ayey hadda soo galeen, waxaana la hor dhigay calamada labadan dal ee Somaliland iyo Sapmi, halkaas oo la ay sugayaan in loo garaaco heesta calanka oo ay qaadaan.
  • Magacyada ciyaartooyada Somaliland: Cabdinaasir Ducaale, Guuleed Cabdi Maxamed, Cabdillaahi Nuur, Guuleed Aadan, Cabdiraxiim Aadan Suldaan, Maxamed-khadar Kabadhe, Cabdiraxmaan Cali Wayd, Cumar Sharif Omar, Liibaan Axmed Maxamed, Cabdikariim Maxamuud Xirsi, Maxamuud Cabdi Xasan (Govinda), Khaalid Jaamac Muuse, Guuleed Cigaal, Cumar Cabdillaahi Cadar, Faysal Maxamed, Liibaan Muxumed Cabdillaahi.ciyar1live2

waxii faahfaahina waan idinla socod siin donaa xaga Internataka oo hada lacag laga dhigay ayaan idinka raali galinaynaa la soco warbixnta hadaba goolasha iyo ciyaartii oo hada qaybtii danbe la galay

somaliland

 

Daawasho Wacan

https://conifa.solidtango.com/video/conifa-intro

Comments are closed