|

HAMBALYO HAMBALYO MEHER WACAN BOQOR BASHIIR AHMED CIGE IYO BOQORADA SAMIIRA AADAN RAABI

Hambalyo aroos wacan waxaa halkan hambalyo iyo bogaadin qaaliya uga diraynaa boqorka Bashiir Ahmed CIge iyo boqoradiisa Samiira Aadan Raabi oo meherkoodu ka dhacay magalada Hargeisa manta oo bishu tahay December 30/2012 Sunday waxaanu leenahay hambalyo
Meherwacan ilahay ha idinka dhigo kuwii dalkooda dadkooda anfaca ubadkhayrqabana kala hella  amiin amiin amiin ……..
Dadka hambalyadan diraya oo kala ah sidan hoos ku qoran …
Gudoomiyaha dhalinyarada Canada Mr. Mohamed Ahmed Cige (Mohamed case)
(Abo)Ahmed Cige Cali
(Hooyo) Mariam Du,aalle Araalle
(Adeero)Mohamed Xuseeen(shuuriye)
Faysal Ahmed Cige
Xamse Ahmed Cige
Khadra ahmed CIge
Cabdikaadir Ahmed Sugule
Mustafe Xasan Mohamed

Comments are closed