Uncategorized

Hambalyo Meher:Ismail Ali Ismail Dinaase iyo Amira Mohamed Sheekh Dalmar

hooyo Khadra Mohamed Cige iyo caruurtaada oo kale ah 

Sagal Ali Ismail Dinaase iyo Odaygada iyo caruurtaada
Abdirahman Ali Ismail Dinaase
Samatar Ali Ismail Dinaase
Subeir Ali Ismail Dinaase
Saacad Ali Ismail Dinaase
Sulakha Ali Ismail Dinaase
 
Mohamed Sheekh Ahmed Dalmar iyo xaaskiisa iyo Caruurtooda

Yasin Sheekh Ahmed Dalmar
Abdirahman Sheekh ahmed Dalmar
Mahmoud Sheekh Ahmed Dalmar
abdilahi Sheekh Ahmed Dalmar
Osman sheekh Ahmed Dalmar,xaaskiisa iyo Caruurtooda
Fadumo Sheekh Ahmed Dalmar
Caisha Sheekh Ahmed Dalmar
Amina Sheekh Ahmed Dalmar
 
oo dhaman kala jooga; canada, usa, UK iyo somalia 
 
 
Zahra Mohamed Cige iyo Odaygada iyo caruurtada 

Khadra Mohamed Cige iyo caruurtada
Hodan Mohamed Cige iyo Odaygada iyo wiil koda yar
Nimo Mohamed Cige iyo Odaygada iyo caruurtada 
Fowzia Nuh Ahmed iyo Odaygada iyo caruurtada
Safiya Nuh Ahmed iyo caruurtada 
Zahra Mohamed Hassan 
Nimo Iman Aden iyo caruurtada 
Sucad Mahumed Farah iyo Odaygada iyo caruurtada
Shukri Ismail aw Ali
Zahra qawadhan Hassan iyo Odaygada iyo caruurtada
Sucad suudi Hassan iyo Odaygada iyo caruurtada 
 
oo dhamantood joga Ottawa
  Dhamaan dadkas kor ku qoran waxay tahniyaad u dirayan 

 
               Ismail Ali Ismail Dinaase
                           iyo
               Amira Mohamed Sheekh Dalmar

oo mehar kodu ka dhacay Ottawa 
 
Hadaanu nahay bahda somalidiasporanews.com waxaanu halkan uga direynaa Arooska iyo Aroosada Hambalyo iyo bogaadin.
 
Eebena waxaan uga baryeynaa in uu guurkooda ka dhigo mid waara oo bash bash iyo barwaaqona ay kala kulmaan. AAMMIIIIN