|

Hambalyo Wacan

Dhamaan magacyada hoos ku xusan waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan Mustafe Axmed Faarax iyo Marwadiisa Nabiiha Cismaan Sh.Xasan oo wiil ugu dhashay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta 25/04/2012 Wiilkaas oo  loo bixiyay Mascuud Mustafe Axmed waxanu  leenahay cunuga soo barbaar noqo kii dalkiisa diintiisa iyo dadkiisaba anfaca Aaamiiin Aaamiiin Aaamiiin

1.     Aabo Axmed Faarax Buraale

2.     Hooyo Faadumo Muuse Xareed

3.     C/xakiin Axmed Faarax

4.     Khadra Jibriil Yoonis

5.     Amran Axmed Faarax

6.     Madiino Cilmi Faarax

7.     Sacda Xuseen Cabdilaahi

8.     Xasan Siciid Muxumed

9.     Mubaarik Axmed Faarax

10.  Farxaan Cilmi Faarax

11.  A/Qani Axmed Faarax

12.  Mukhtaar Muuse Muxumed

13.  Sadiiq Cabdi Ibraahim

14.  Maxamuud Axmed Maxamuud

15.  Abshir Caqli Obsiiye

16.  Jaamac Yaasin Bilaal

17.  C/risaaq Sh.Cilmi Mixile

18.  Naasir Yuusuf Daahir

19.  Maxamed Saleeban Cumar

20.  Maxamed Jamac Ismacil (Bisle)

21.  Fuaad Axmed Muuse

Comments are closed