Hargeysa,4Aug,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng.faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horraysay ka dayriyay shaqo dhumis la sheegay in xafiiska midowga yurub ee Hargeysa uu shaqaalihiisa ku sammeyn doono. Gudoomiye faysal waxa kale oo uu ka hadlay xilka afkahayeenka guurtida xil.indho-indho
Geesta kale waxa isna la hadlay warbaahinta Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddan Cabdirraxmaan Cirro.
Hadaba Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan:
