London20Sep14(SDN/QJ)waxa mudo yinkan soo kordhayey caruurta somaliyeed ee laga qaato xafadaaha qaar ka mida ka dib markii ay bateen khilaafka xaga qoysaska siiba dhaqalaha waxa dhawaan ka dhacday xafado ka mida in waliidiinta laga qatay caruurtooda iyada oo sababo kala duwan loo qato halkan ka dawo warbixin ka koban sababta looga qatay hooyo somaliyeed shan caruura oo ay dhashay.
