|

IFTIINSHE 2: Saxaafada & Mas’uuliyada Bulshada Iyo Saamaynta Burburka Qoysku Ku Leeyahay Ubadka DAAWO

Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):- Ku soo dhawaada warbixintii 1,aad iyo 2aad ee taxanaha barnaamijka IFTIINSHE 2 oo bisha Ramadaan la baahiyo.
Waxaana warbixintani ku saabsan tahay Saxaafada & Mas’uuliyada Bulshada iyo Qaybta labaad oo ku Jihaysan Saamaynta Burburka Qoysku Ku Leeyahay Ubadka.
Daawasho wacan:

Comments are closed