Ilaahay Dartii u Caawi gabadhan yar ee somaliyeed ee dhiban
Sacdiya Cabdi Nuur waa gabadh somaliyeed oo jirta35 oo ninkeeduna dhintay .waxa u nool wiil iyo gabadh 7iyo9jir ah waa agoomo .hoyadood lugta bidix ayaa aad u bararsan dhaqatiirta africa waxay ku dhaheen in lagu dawan karo dibadaha .sacdiyo cabdi nuur waxay u bahan tahay guramad degdega oo xaga dhaqaalha . waxa lagu qali karaa lacag dhan 80 ilaa 90 kun oo dollar qalin qadan donaa ilaa iyo afar sano. sacdiya waxa gacanta ku hayey oo cawinayey hayada caalamiga ah oo loo yaaqaano alhidaya international.
halkan kala xiriir ilaahay dartii u caawi. booqo ama Tuuji qoralkan hoos ku yaala si aad uga bogatid xaalada Sacdiyo cabdi Nuur.
http://www.alhidayainternational.com/?page_id=938
https://www.facebook.com/photo.php?v=1379431908962884&l=5500514208344912362

