Uncategorized

Telefishanka Wadanka Kenya oo Warbixin dhinacyo badan leh ka diyaariyay Somaliland DAAWO

Nairobi 25.April 2015 (SDN/QJ)- Telefishanka KTV ee Dalka Kenya ayaa warbixin dhinacyo badan leh waxa uu ka diyaariyay Somaliland Waxaanu sheegay in Somaliland ay u soo shaqo tageen Muwaadiniin u dhashay Dalka Kenya Waxaa kale oo uu ka sheekeeyay Horumarka kala duwan ee ka socda Somaliland kaas oo soo jiitay indhaha Maalgashadayaasha.

Warbixintan oo dhamaystiran Waxaad sidoo kale aan kuugu soo lifaaqnay Qaybtan hoose