|

Khasaaraha Ka Dhashay Laba Qarax oo Caawa Gil Gilay Madaarka Magaalada Istanbul ee Turkiga

Ankara 28.June 2016 (SDN/QJ):-Ugu yaraan 10 qof ayaa dhintay, in kabadan 20 kalena way dhaawacmeen kadib markii qaraxyo ismiidaamin ah ay ka dhaceen garoonka diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbul.

39BA7970-3AD5-4021-9570-E9B198E35553_cx0_cy4_cw0_w987_r1_s_r1Saraakiisha ayaa sheegay in laba qof oo ismiidaamiyay ay isku qarxeen garoonka.

Saraakiisha ayaa sheegaya in boolisku ay rasaas ku fureen labadaasi qof ka hor inta aysan isqarxin. Wararka ayaa sheegaya in nimanka is qarxiyay ay booliska ku tuureen bambaanooyin.

Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxyada garoonka diyaaradaha Istanbul.

Comments are closed