|

Khilaaf ka Taagan Laba Agaasime Guud oo Hal Wasaarad ah ka wada Hawlgala DAAWO

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Kadib Markii uu Madaxweyne Muuse Biixi hal wasaarad Isaga dhigay Wasaaradii Xannaanadda Xoolaha Iyo Wasaaradii Kalluumaysiga iyo Khayraadka bada ayaa Labadii Agaasime Guud ee Wasaaradahaasi lahaayeen lagu soo waramayaa inuu Khilaaf ka dhex taagan yahay.

Comments are closed