|

‘’9 Isin oo Dhul-bahante ah oo hada Fadhiya Garowe waxay 7 Ka Mid ahi Somaliland Midkiiba Bishii ka qaataa 2 Kun oo Dollar’’ Prof Galaydh DAAWO

Minnesota 08. February 2018 (SDN/QJ):-Prof Cali Khaliif Galaydh oo Ku Sugan Dalka Maraykanka ayaa Kulan la qaatay Dadka ka soo jeeda Gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle.

Waxa uu Prof Cali Khaliif Sheegay in Somaliland ay soo dhawaysay Xiligii Maamulka Khaatumo ay dhisayeen isla markaana Madaxweynihii hore ee Somaliland uu amray inay ka Nabadgalayaan Somaliland.

Prof Galaydh mar  uu ka hadlayay cida wiiqi karta qadiyada Khaatumo ayuu ku Macneeyay dad dhuuni qaatayaal ah oo ku sugan Punt land Waxaanu sheegay inaanu marnaba Somaliland uga baqayn inay wiiqdo Khaatumo.

 

Muuqaalka Khudbada Cali Khaliif

Comments are closed