London 13. May 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa Khudbad uu ka jeediyey Shirkii Soomaaliya London loogu qabtay ee gelinkii dambe ee Khamiistii la soo gebo-gabeeyey, ku sheegay inay Xukuumadda uu ka midka yahay ay ka go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Carruurta, Haweenka, Dadka laga tirada badan yahay, la-dagaallanka Musuqmaasuqa, dhismaha Laamaha dawladda, la Xisaabtanka Bulshada iyo qodobbo kale.
https://www.youtube.com/watch?v=EfB4w10gn6Y
