|

Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Shaaca ka qaaday inay Dhamaystireen Nidaamkii kala Hufida Dadkii Isu diiwaangeliyey Codbixinta Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 02. December 2016 (SDN/QJ):- Komishinka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo ay Weheliyan Masuuliyiinta Axsaabta ayaa Faah fahin ka Bixiay Halka ay Marayso Geedi socodka Arimaha Doorashada Dalka.

Dhinaca Kale Waxaa Kulan Wada Qaatay Daneeyeyaasha Geedi socodka Nidaamka Dimuquraadiyada Somaliland iyo Hay’adaha Dhinaca Doorashada iyo Axsaabta Qaranka

Comments are closed