|

Maxay ka Wada Hadleen Somaliland & Hay’adaha Qaramada Midoobay? DAAWO

Hargaysa 02. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Kaysar C.laahi Maxamed ayaa Xarunta UNDP ee Magaalada Hargaysa Waxa uu Shir lagaga arrinsanayo Sidii ay Hay’adaha Qaramada Midoobay uga qayb qaadan lahaayeen Taakulaynta abaaraha ka taagan Gobolada bari kula yeeshay xarunta hay’addaas.

Comments are closed