Uncategorized

Koob loogu Magac daray Abwaan Timcade oo Magaalada Gebilay lagu soo Gabo gabeeyay DAAWO

Gebilay 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Magaalada Gabiley waxaa lagu soo gebagebeeyey Tartankii koobka Kubadda Cagta ee Timacadde oo ay ku tartamayeen Lix Kooxood oo ka mid ah Kooxaha kubadda cagta ee ka dhisan Magaaladaasi.
munaasabada lagu soo gebagebaynayey Tartanka waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada, Xildhibaano ka mid ah Golaha Wakiilada, maamulka Gobolka iyo Ka Degmada ee Gebiley ee Boqolaal dad ah oo daawanayey Ciyaarta Final-ka