|

Kooxda Xidigaha Geeska oo Hargaysa ku Soo dhaweeyay Fannaanka Axmed Biif oo Imaaraadka ka soo Kicitimay DAAWO

BIIFHargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-Kooxda Xidigaha Geeska oo ah Koox fanned ka Dhisan Magaalada Hargaysa ayaa Soo dhawayn balaadhan u Sameeyay Hobolka Axmed Biif oo ka Soo Kicitimay Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta isla markaana raba inuu Habeenka Ciida Soon fur magaalada hargaysa ku soo bandhigo Bandhig Faneed.

Comments are closed