|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo Ka Warantay Qaabkii Loo Xidhay iyo Cida Bixisay amarka qabashadeeda DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin ayaa dibada usoo saartay siro badan iyo shirqoolada ay xukuumada Siilaanyo dadka ku khaarajiso ama ku xidhxidho,Waxayna tilmaantay Cida ka danbaysa ee soo bixisay amarkii lagu xidhay ee jidgooyada loogu galay kaas oo ay sheegtay inay ka Badbaaday Waxaa kale oo ay sheegtay in Ciidamada Booliska ay dulmanyihiin oo mar walba amar qaldan la siinayo halka ay Eedo kululna usoo jeedisay Taliyaha Booliska Cabdilaahi Fadal.

Comments are closed